Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Jubaland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka hurinta xiisadda Gaalkacyo

Jubaland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka hurinta xiisadda Gaalkacyo

Kismaayo – Dowladda Jubaland ayaa si adag u cambaareysay dagaallada iyo xiisadda ka taagan magaalada Gaalkacyo, iyadoo ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay hurinayso colaad ka taagan…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Jubaland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka hurinta xiisadda Gaalkacyo
Kismaayo – Dowladda Jubaland ayaa si adag u cambaareysay dagaallada iyo xiisadda ka taagan magaalada Gaalkacyo, iyadoo ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay hurinayso colaad ka taagan…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RJ
Radio Jowhar
Puntland oo DF ku eedeysay daabulista ciidamo iyo hub, kana digtay xiisadda Gaalkacyo
Maamulka Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ciidamo iyo hub u dirtay deegaannada ay maamusho, gaar ahaan waqooyiga magaalada Gaalkacyo,…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay