Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

OCHA oo ka digtay xaaladda bani’aadantinimo ee Baydhabo

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan isku-duwidda arrimaha bani’aadantinimada ee Soomaaliya (OCHA) ayaa walaac ka muujiyay xaaladda bani’aadantinimo iyo tan amni ee magaalada Baydhabo, iyadoo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
OCHA oo ka digtay xaaladda bani’aadantinimo ee Baydhabo
Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan isku-duwidda arrimaha bani’aadantinimada ee Soomaaliya (OCHA) ayaa walaac ka muujiyay xaaladda bani’aadantinimo iyo tan amni ee magaalada Baydhabo, iyadoo…
Ka akhri Kaab TV ↗
SM
Qaramada Midoobay oo ka digtay xaaladda bani’aadannimo ee Baydhabo
MUQDISHO, Soomaaliya — Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Isku-dubaridka Arrimaha Bani’aadannimada (OCHA) ee Soomaaliya ayaa sheegay in colaadda ka socota magaalada Baydhabo ay sii xumaynayso…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
U.N. warns Baidoa fighting is worsening humanitarian crisis
MOGADISHU, Somalia — Fighting in Somalia’s southwestern city of Baidoa is worsening an already difficult humanitarian situation and putting civilians at greater risk, the United Nations humanitarian…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay