Maxay 8 ka mid ah 10-ka waddan ee ugu dadka badan adduunka u ciyaari waayeen Koobka Adduunka?
Taageerayaasha kubbadda cagta ee waddamo badan, sharafta ah in ay arkaan xulkooda oo si guul leh uga qaybgalaya Koobka Adduunka waxay u muuqataa mid weli aad u fog.