Nairobi, Oktoobar 14, 2026 — Wasiirka Caafimaadka ee Kenya, Aadan Barre Ducaale, ayaa shaaciyey in dalkaas laga xaqiijiyey kiiskii labaad ee cudurka Ebola, kaddib markii qof kale laga helay fayraska…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Nairobi, Oktoobar 14, 2026 — Wasiirka Caafimaadka ee Kenya, Aadan Barre Ducaale, ayaa shaaciyey in dalkaas laga xaqiijiyey kiiskii labaad ee cudurka Ebola, kaddib markii qof kale laga helay fayraska…
Kenya oo xaqiijisay kiiskii labaad ee Cudurka Ebola. Yaa laga helay, sideese loola tacaalay
Kenya ayaa xaqiijisay kiiskii labaad ee nooca Bundibugyo ee cudurka Ebola, iyadoo mas’uuliyiinta caafimaadku ay sheegeen in bukaanka horey loo geliyay karantiil isla markaana lala socday xaaladdiisa…