Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii kasoo baxday doorashada Galmudug state

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii kasoo baxday doorashada Galmudug state

MUQDISHO – Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa laashay natiijooyinka doorashooyinkii Baarlamaanka Galmudug iyo goleyaasha deegaanka ee la qabtay 30-kii Luulyo. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashi…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii kasoo baxday doorashada Galmudug state
MUQDISHO – Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa laashay natiijooyinka doorashooyinkii Baarlamaanka Galmudug iyo goleyaasha deegaanka ee la qabtay 30-kii Luulyo. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashi…
Ka akhri Shabelle Media Network
RJ
Radio Jowhar3 saac ka hor
Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo
Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo saartay dacwad la xiriirtay doorashooyinka isku-sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaannada ee Dowlad Goboleedka Galmudug.…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay