Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Weriye Boqorka Bartamaha oo lagu dilay Jarmalka

Alle ha u naxariistee waxaa ku geeriyooday ruugcaddaa saxaafadeed Maxamed Aweys Muudey, oo si weyn loogu yaqaanay magaca “Boqorka Bartamaha”. Boqorka Bartamaha ayaa la sheegay inuu u geeriyooday…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RJ
Radio Jowhar
Weriye Boqorka Bartamaha oo lagu dilay Jarmalka
Alle ha u naxariistee waxaa ku geeriyooday ruugcaddaa saxaafadeed Maxamed Aweys Muudey, oo si weyn loogu yaqaanay magaca “Boqorka Bartamaha”. Boqorka Bartamaha ayaa la sheegay inuu u geeriyooday…
Ka akhri Radio Jowhar
KT
Kaab TV
Boqollaal qoys oo ku barakacay roobab iyo daadad oo xaalad adag ku wajahaya Gobolka Bari
Boqollaal qoys oo horraantii bishan ka barakacay deegaanka Ceelgaal ee degmada Qandala, gobolka Bari, ayaa wajahaya xaalado adag oo dhinaca nolosha ah, kaddib markii roobab dabaylo watay iyo daadad…
Ka akhri Kaab TV
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay