Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Qaxooti ka soo Cararay Yemen oo soo gaaray Soomaaliya.

Qoysas Soomaali ah oo hore uga barakacay Soomaaliya, iyo muwaadiniin Yemeniyiin ah oo ka soo cararay colaadaha ka socda dalka Yemen, ayaa gaaray magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Qoysaskan ayaa…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
A
Allbanaadir
Qaxooti ka soo Cararay Yemen oo soo gaaray Soomaaliya.
Qoysas Soomaali ah oo hore uga barakacay Soomaaliya, iyo muwaadiniin Yemeniyiin ah oo ka soo cararay colaadaha ka socda dalka Yemen, ayaa gaaray magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Qoysaskan ayaa…
Ka akhri Allbanaadir ↗
PP
Puntland Post
Qaxooti ka soo cararay dagaallada Yemen oo soo gaaray Boosaaso
Puntland ayaa sheegtay in ay magaalada Boosaas soo gaareen qaxootigii ugu horreeyay ee ka soo cararay dagaallada ka socda dalka
Ka akhri Puntland Post ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay