Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Ciidamada Itoobiya oo markii ugu horreysay hadlay sheegayna inay iska caabbiyeen weerarro lagu soo qaaday

Ciidamada Itoobiya oo markii ugu horreysay hadlay sheegayna inay iska caabbiyeen weerarro lagu soo qaaday

Ciidamada milateriga oo sheegay inay khasaare gaarsiiyeen dhinaca kale, iyadoo ay sii kordhayaan cabsida laga qabo inuu dib u billowdo dagaal sokeeye oo baahsan.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
BS
BBC Somali
Ciidamada Itoobiya oo markii ugu horreysay hadlay sheegayna inay iska caabbiyeen weerarro lagu soo qaaday
Ciidamada milateriga oo sheegay inay khasaare gaarsiiyeen dhinaca kale, iyadoo ay sii kordhayaan cabsida laga qabo inuu dib u billowdo dagaal sokeeye oo baahsan.
Ka akhri BBC Somali ↗
KT
Kaab TV
Madaxweyne Cirro oo sheegay in Somaliland doonayso iskaashi amni oo ay la yeelato Maraykanka iyo Israa’iil
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay mustaqbalka doonayso inay ballaariso iskaashiga dhinaca amniga ee ay la yeelanayso Maraykanka iyo…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.