AM
Abdirahman Mohamed Abdullahi Cirro
Madaxweynaha Somaliland (Somaliland President) · Somaliland12 tebin oo la xiriira0 raacayaal
Taariikhda tebinta la xiriirta

PP
Puntland Post· 14 saac ka horSomaliland: Cirro oo ka jawaabay cabashadii bukaanada kelyaha
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa saaka booqasho ku tegay qaybta sifaynta kelyaha ee isbitaalka guud ee Hargeysa, halkaas
Ka akhri Puntland Post ↗G
Goobjoog· 3 maalmood ka horCiidanka Maamulka Somaliland oo Xabsiga u Taxaabay Abwaan Jiheeye
Xukuumadda Cabdiraxmaan Cirro ayaa lagu eedeeyay inay sii waddo caburin, handadaad iyo tacaddiyo lagula kacayo shacabka, iyadoo maanta xabsiga loo taxaabay Abwaan Jiheeye oo ka mid ah abwaannada caanka ah…
Ka akhri Goobjoog ↗
HM
Horseed Media· 22 maalmood ka horCirro oo DFS ku eedeeyey inaysan daacad ka ahayn wadaxaaajooyada labada dhinac.
Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inaysan daacad ka…
Ka akhri Horseed Media ↗G
Goobjoog· 23 maalmood ka horCirro oo shardi ku xiray dib u bilaabista wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in dib loo bilaabi karo wada-hadallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland, balse uu shardi ka dhigay in marka hore la fuliyo heshiisyadii…
Ka akhri Goobjoog ↗
HM
Horseed Media· 24 maalmood ka horSomaliland President Cirro Meets International Representatives in Nairobi to Discuss Security and Development
Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi “Cirro” has met representatives of the international community and international organisations based in Kenya during a visit to Nairobi.
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 24 maalmood ka horCirro oo Nairobi kula kulmay wakiillo caalami ah, kana hadlay amniga iyo qorshayaasha Somaliland
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magaalada Nairobi kula kulmay wakiillo ka socda beesha caalamka iyo hay’adaha caalamiga ah ee fadhigoodu yahay Kenya.
Ka akhri Horseed Media ↗
SM
Shabelle Media Network· 29 maalmood ka horSomaliland Leader Meets U.S. Special Operations Commander to Discuss Security Cooperation
HARGEISA — Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, met the commander of U.S. Special Operations Command Africa (SOCAFRICA), Major General Claude K. Tudor Jr., in Hargeisa…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 30 maalmood ka horMadaxweynaha Somaliland oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Hawlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika
Hargeysa – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Ciidamada Hawlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika (SOCAFRICA), Major General Claude…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
HM
Horseed Media· 30 maalmood ka horCabdiraxmaan Cirro oo la kulmay Saraakiil ka socota Milatariga Maraykanka.
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan la yeeshay Major General Claude K.…
Ka akhri Horseed Media ↗
PP
Puntland Post· 30 maalmood ka horSomaliland: Taliye Maraykan ah oo kulan la qaatay Cirro
Taliyaha Ciidamada Hawl-gallada Gaarka ah ee Maraykanka ee Afrika Major General Claude K. Tudor Jr. iyo wafdi uu hoggaaminayo oo
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 48 maalmood ka horSafiirka Ingiriiska oo la kulmay Cirro
Safiirka Boqortooyada Ingiriiska (UK) ee Soomaaliya Charles King ayaa maanta magaalada Hargeysa kula kulmay Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi
Ka akhri Puntland Post ↗
BS
BBC Somali· 78 maalmood ka horMaxaan ka ognahay ilaa iyo hadda safarka uu madaxweyne Cirro ku tagay Israa'iil?
Cabdiraxmaan Cirro, madaxweynaha Somaliland ayaa qoraal uu soo dhigay barta Facebook, waxa uu ugu mahadceliyay madaxweyne Isaac Herzog iyo shacabka Israa'iil soo dhawayntooda.
Ka akhri BBC Somali ↗