KT
Kaab TV
·

Ted Cruz oo sheegay in uu doonayo in Mareykanku si gaar ah ula macaamilo Somaliland

Senator-ka Mareykanka ee Ted Cruz ayaa sheegay inuu kulan wax-ku-ool ah la yeeshay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), kaas oo ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka…