Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Cirro oo sheegay in Turkiga iyo Masar ay wadaan dadaallo ka dhan ah aqoonsiga Somaliland
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in dalal Afrikaan ah iyo kuwo kale ay wadaan dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu hor istaagayo aqoonsi caalami ah oo ay…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayKT
Cirro oo sheegay in Turkiga iyo Masar ay wadaan dadaallo ka dhan ah aqoonsiga Somaliland
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in dalal Afrikaan ah iyo kuwo kale ay wadaan dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu hor istaagayo aqoonsi caalami ah oo ay…
Ka akhri Kaab TV ↗RJ
Cirro oo sheegay dalal ka horjeeda aqoonsiga Somaliland iyo doorka Turkiga
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in dalal Afrikaan ah iyo kuwo kale ay wadaan olole diblomaasiyadeed oo ka dhan ah aqoonsiga Somaliland. Cirro oo hadalkan…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.