Dowladda Shiinaha Oo Digniin Adag U Dirtay Maamulka Somaliland.
Dowladda Shiinaha ayaa si adag uga jawaabtay hadallo uu hoggaamiyaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, ka jeediyay Mareykanka, kuwaas oo qayb ka mid ah uu uga hadlay mowqifka maamulkiisa ee Taiwan
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Dowladda Shiinaha Oo Digniin Adag U Dirtay Maamulka Somaliland.
Dowladda Shiinaha ayaa si adag uga jawaabtay hadallo uu hoggaamiyaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, ka jeediyay Mareykanka, kuwaas oo qayb ka mid ah uu uga hadlay mowqifka maamulkiisa ee Taiwan
Shiinaha oo digniin u diray Somaliland kadib xiriirka Taiwan
Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay xiriirka u dhexeeya Somaliland iyo Taiwan, iyadoo sheegtay in tallaabooyinka Somaliland ay ka hor imaanayaan mabda’a “Hal Shiinaha”.…