KT
Kaab TV
·

Cirro oo ka hadlay natiijada safarkiisii Maraykanka, sheegayna in Somaliland ay furtay albaabo cusub oo iskaashi+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safarro shaqo oo muddo qaatay, isaga oo khudbad ka jeediyey xarunta…