RJ
Radio Jowhar
·

Cirro oo Mareykanka u bandhigay Deked, Macdan iyo Fursado Ciidan si Somaliland loo aqoonsado

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay inay Mareykanka u bandhigto fursado dhaqaale iyo istiraatiiji ah, iyadoo uu dadaal ugu…