G
Goobjoog1 saac ka hor
Cirro oo shardi ku xiray dib u bilaabista wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in dib loo bilaabi karo wada-hadallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland, balse uu shardi ka dhigay in marka hore la fuliyo heshiisyadii…
Ka akhri Goobjoog ↗