Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 17 saac ka hor
Maxaa looga hadlay shirkii Golaha wasiirrada XFS ee maanta?
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan dhinacyada amniga iyo…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Maxaa looga hadlay shirkii Golaha wasiirrada XFS ee maanta?
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan dhinacyada amniga iyo…
Ka akhri Goobjoog ↗JN
Kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga iyo Horumarinta Dhaqaalaha
Aug 06 (Jowhar)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan dhinacyada…
Ka akhri Jowhar News ↗HM
Cirro oo Nairobi kula kulmay wakiillo caalami ah, kana hadlay amniga iyo qorshayaasha Somaliland
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magaalada Nairobi kula kulmay wakiillo ka socda beesha caalamka iyo hay’adaha caalamiga ah ee fadhigoodu yahay Kenya.
Ka akhri Horseed Media ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.