← Ku noqo bogga hore Hadda socda 3 ilo · la cusboonaysiiyay 26/09/2026
Ra’iisul Wasaare Abiy oo shaaciyay in la bilaabayo dhismaha dhuumaha shidaalka ee Jabuuti iyo Itoobiya Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay in la daahfuray mashruuca dhuumaha shidaalka ee isku xiri doona Jabuuti iyo Itoobiya. Ra’iisul Wasaare Abiy ayaa saaka oo Khamiis ah u safray…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday RJ
Ra’iisul Wasaare Abiy oo shaaciyay in la bilaabayo dhismaha dhuumaha shidaalka ee Jabuuti iyo Itoobiya
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay in la daahfuray mashruuca dhuumaha shidaalka ee isku xiri doona Jabuuti iyo Itoobiya. Ra’iisul Wasaare Abiy ayaa saaka oo Khamiis ah u safray…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ G
Itoobiya, Jabuuti iyo Dangote oo dhisaya dhuun shidaal oo $660 milyan ah
Itoobiya, Jabuuti iyo shirkadda Dangote Group ee uu leeyahay ganacsadaha reer Nigeria Aliko Dangote ayaa qorsheynaya in ay si wadajir ah u dhisaan dhuun shidaal oo qiimaheedu gaarayo 660 milyan oo…
Ka akhri Goobjoog ↗ RD
Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal
Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.
Ka akhri Radio Dalsan ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.