Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Bannaanbaxyo ka dhan ah Turkiga oo ka dhacay Jubaland

Bannaanbaxyo ka dhan ah Turkiga oo ka dhacay Jubaland

Bannaanbaxyo looga soo horjeeda dowladda Turkiga ayaa maanta dhacay degmooyin ka tirsan maamulka Jubaland, kuwaas oo ay ka mid yihiin

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Bannaanbaxyo ka dhan ah Turkiga oo ka dhacay Jubaland
Bannaanbaxyo looga soo horjeeda dowladda Turkiga ayaa maanta dhacay degmooyin ka tirsan maamulka Jubaland, kuwaas oo ay ka mid yihiin
Ka akhri Puntland Post
RJ
Radio Jowhar
Bannaanbax ka dhan ah Turkiga oo ka dhacay Kismaayo
Bannaanbax looga soo horjeedo dowladda Turkiga ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland, iyadoo dadkii ka qeyb galay ay muujiyeen sida ay uga soo horjeedaan siyaasadda iyo…
Ka akhri Radio Jowhar
RJ
Radio Jowhar
Jubbaland oo ku dhawaaqday bannaanbaxyo looga soo horjeedo DF iyo duqeyntii Doolow
Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in bannaanbaxyo waaweyn laga qaban doono deegaanada Jubbaland, kuwaas oo looga soo horjeedo tallaabooyinka ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka qaaday gobolka…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay