Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo ku Qaabilay Wafdi Sare oo ka Socday Koongareeska Maraykanka
Madaxweynaha Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa 29-kii Luulyo 2026 magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayay Xildhibaan Ronny Jackson, kaas oo ka koobnaa 11…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRG
Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo ku Qaabilay Wafdi Sare oo ka Socday Koongareeska Maraykanka
Madaxweynaha Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa 29-kii Luulyo 2026 magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayay Xildhibaan Ronny Jackson, kaas oo ka koobnaa 11…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗RJ
Jubbaland oo war ka soo saartay kulankii Axmed Madoobe iyo Mareykanka
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Kismaayo kula kulmay wafdi uu hogaaminayay xildhibaan Ronny Jackson, oo ka Kulanka ayaa diiradda lagu saaray…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.