Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Xasan Sheekh oo Masar kaga qeyb galaya shir heer sare ah oo Afrika looga hadlayo
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galaya kulan ka dhacaya magaalada Al-Caalameyn ee dalka Masar, halkaas oo 2 ilaa 4 Oktoobar lagu qabanayo munaasabadaha heerka sare ah ee…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRJ
Xasan Sheekh oo Masar kaga qeyb galaya shir heer sare ah oo Afrika looga hadlayo
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galaya kulan ka dhacaya magaalada Al-Caalameyn ee dalka Masar, halkaas oo 2 ilaa 4 Oktoobar lagu qabanayo munaasabadaha heerka sare ah ee…
Ka akhri Radio Jowhar ↗G
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya Madasha Al-Calamayn Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgalayo Madasha Al-Calamayn…
Ka akhri Goobjoog ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.