Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal ka fuliyey deegaanka Leego

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal ka fuliyey deegaanka Leego

Leego, Soomaaliya – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad iyo Cutubka Gaarka ah ee Gawaarida Gaashaaman, ayaa howlgal bur-burin ah ka sameeyey deegaanka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal ka fuliyey deegaanka Leego
Leego, Soomaaliya – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad iyo Cutubka Gaarka ah ee Gawaarida Gaashaaman, ayaa howlgal bur-burin ah ka sameeyey deegaanka…
Ka akhri Shabelle Media Network
RJ
Radio Jowhar
Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Leego
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa lagu fashiliyey…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay