Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Wariye Xasan Gallaydh oo lagu xiray magaalada Gabiley

Gabiley, 9 Sebteembar — Booliska Somaliland ayaa galabnimadii maanta magaalada Gabiley ku xiray wariye Xasan Saleebaan Haaruun, oo loo yaqaanno Xasan Gallaydh. Wariyaha ayaa la qabtay isaga oo ku sugnaa…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Wariye Xasan Gallaydh oo lagu xiray magaalada Gabiley
Gabiley, 9 Sebteembar — Booliska Somaliland ayaa galabnimadii maanta magaalada Gabiley ku xiray wariye Xasan Saleebaan Haaruun, oo loo yaqaanno Xasan Gallaydh. Wariyaha ayaa la qabtay isaga oo ku sugnaa…
Ka akhri Goobjoog
RJ
Radio Jowhar
Somaliland oo ka hadashay xariga weriye Xassan Gallaydh
Booliska Maamulka Soomaaliland ayaa ka hadlay xarigga wariye Xasan Galleydh oo shalay la xiray, Waxay sheegeen in Galeydh loo haysto eedo ku saabsan faa-faainta warar been abuur ah. War kooban oo ka…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay