Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Dood ka taagan xubinta cusub ee ururada Bulshada ee guddiga doorashada

Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in tartan iyo loollan siyaasadeed uu ka dhex jiro xulista xubinta Bulshada Rayidka ah ee ka mid noqonaysa Guddiga Farsamada ama Task Force-ka loo qorsheynayo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RJ
Radio Jowhar
Dood ka taagan xubinta cusub ee ururada Bulshada ee guddiga doorashada
Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in tartan iyo loollan siyaasadeed uu ka dhex jiro xulista xubinta Bulshada Rayidka ah ee ka mid noqonaysa Guddiga Farsamada ama Task Force-ka loo qorsheynayo…
Ka akhri Radio Jowhar
RG
Radio Galgaduud
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali…
Ka akhri Radio Galgaduud
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.