Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Uganda oo hakisay iskaashigii militari ee Turkiga, iyadoo arrintu saameyn ku yeelan karto amniga Soomaaliya

Dowladda Uganda ayaa si degdeg ah u hakisay dhammaan iskaashigii difaac iyo militari ee ay la lahayd Turkiga, iyadoo sheegtay in tallaabadaasi ay sii jiri doonto ilaa la xalliyo arrimo ay labada dhinac kala tabanayaan.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Uganda oo hakisay iskaashigii militari ee Turkiga, iyadoo arrintu saameyn ku yeelan karto amniga Soomaaliya
Dowladda Uganda ayaa si degdeg ah u hakisay dhammaan iskaashigii difaac iyo militari ee ay la lahayd Turkiga, iyadoo sheegtay in tallaabadaasi ay sii jiri doonto ilaa la xalliyo arrimo ay labada dhinac kala tabanayaan.
Ka akhri Goobjoog
KT
Kaab TV
Uganda oo hakisay iskaashigii militariga ee Turkiga kadib khilaaf ka dhashay Fred Lumbuye
Dowladda Uganda ayaa sheegtay inay si ku-meel-gaar ah u hakisay iskaashigii dhinacyada militariga iyo difaaca ee kala dhexeeyay Turkiga, kaddib khilaaf muddo socday oo ku saabsan Fred Lumbuye, oo ah…
Ka akhri Kaab TV
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.