Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 maalmood ka hor
Wasiir ka tirsan Jubaland oo geeriyooday
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa xalay saqdii dhexe ku geeriyooday wasiir ku-xigeenkii wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubaland Mukhtaar
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa xalay saqdii dhexe ku geeriyooday wasiir ku-xigeenkii wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubaland Mukhtaar
Ciidamada Jubbaland oo Gacanta ku Dhigay Xubin ka tirsan Al-Shabaab
Wararka laga helayo magaalada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Jubbaland ay xalay gacanta ku dhigeen nin la sheegay inuu ka tirsan yahay Al-Shabaab, kaddib weerar…