Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 maalin ka hor

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka kala qeybgalay sanad-guuradii koowaad ee Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka kala qeybgalay sanad-guuradii koowaad ee Waqooyi Bari

Laascaanood – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa boqolaal shacab ah iyo hoggaanka Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari kala qeybgalay munaasabadda…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Shabelle Media Network1 maalin ka hor
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka kala qeybgalay sanad-guuradii koowaad ee Waqooyi Bari
Laascaanood – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa boqolaal shacab ah iyo hoggaanka Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari kala qeybgalay munaasabadda…
Ka akhri Shabelle Media Network
RG
Radio Galgaduud1 maalin ka hor
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay sanad-guuradii koowaad ee Waqooyi Bari
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Laascaanood boqolaal shacab ah iyo hoggaanka sare ee dowlad-goboleedka Waqooyi Bari kala…
Ka akhri Radio Galgaduud
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay