Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

DF oo guluf ciidan ka bilowday gobolka Bakool

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay guluf dagaal iyo abaabul ciidan ka bilowday gobolka Bakool, iyadoo ciidamo badan lagu diyaariyey magaalada Xudur, kuwaas oo la sheegay inay diyaar…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RJ
Radio Jowhar
DF oo guluf ciidan ka bilowday gobolka Bakool
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay guluf dagaal iyo abaabul ciidan ka bilowday gobolka Bakool, iyadoo ciidamo badan lagu diyaariyey magaalada Xudur, kuwaas oo la sheegay inay diyaar…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
KT
Kaab TV
Dowladda Federaalka oo abaabul ciidan ka bilowday gobolka Bakool
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa abaabul ciidan ka bilowday gobolka Bakool, iyadoo ciidamo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed lagu diyaariyey magaalada Xudur, kuwaas oo la sheegay in loo…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay