Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

DFS oo codsatay in loo kordhiyo muddada ay kaga jawaabayso dacwadda dastuurka.

DFS oo codsatay in loo kordhiyo muddada ay kaga jawaabayso dacwadda dastuurka.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maxkamadda Sare ee dalka ka codsatay in 15 maalmood oo dheeraad ah…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
DFS oo codsatay in loo kordhiyo muddada ay kaga jawaabayso dacwadda dastuurka.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maxkamadda Sare ee dalka ka codsatay in 15 maalmood oo dheeraad ah…
Ka akhri Horseed Media ↗
RJ
Radio Jowhar
DF oo Maxkamadda Sare ka codsatay 15 maalmood oo dheeraad ah dacwadda Dastuurka
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maxkamadda Sare ee dalka ka codsatay in 15 maalmood oo dheeraad ah loo siiyo qareennada dowladda si ay uga jawaabaan dacwadda la xiriirta Dastuurka cusub ee…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.