KT
Kaab TV
·

Dowladda Soomaaliya oo nidaaminaysa meherka iyo diiwaangelinta guurka: Maxaa ka dhalan kara habraaca cusub?

Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraac cusub oo nidaaminaya dadka loo oggol yahay inay meheriyaan lammaanaha is guursanaya, kaas oo…