Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Soomaaliya oo soo saartay hab raac cusub oo guurka ku saabsan.

Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraac cusub oo lagu nidaaminayo fulinta iyo diiwaangelinta guurka dalka. Habraaca cusub ayaa…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
A
Allbanaadir
Soomaaliya oo soo saartay hab raac cusub oo guurka ku saabsan.
Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraac cusub oo lagu nidaaminayo fulinta iyo diiwaangelinta guurka dalka. Habraaca cusub ayaa…
Ka akhri Allbanaadir ↗
SM
Wasaaradda Caddaaladda Soomaaliya oo soo saartay habraac cusub oo lagu nidaaminayo diiwaangelinta ma’duunka iyo guurka
MUQDISHO, Soomaaliya — Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraac cusub oo lagu nidaaminayo diiwaangelinta ma’duunka iyo habraacyada lagu…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Somalia issues new guidelines to regulate marriage registration and officiants
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Ministry of Justice and Constitutional Affairs has issued new guidelines to regulate the registration of marriage officiants and procedures for conducting marriages, in…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
PP
Puntland Post
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay habraac cusub oo la xiriira guurka
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in wixii hadda ka dambeeya ay ragga iyo haweenka isku meherin karaan oo keliya garsoore ama
Ka akhri Puntland Post ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay