Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Xiisad ka taagan degmada Kaxda oo ka dhalatay ciidamo la geeyay iyo muran dhuleed

Xiisad ayaa saaka ka taagan degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, kaddib markii halkaasi la geeyay ciidamo milateri ah, kuwaas oo la sheegay inay xireen waddooyin iyo luuqyo ay dadweynuhu…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Xiisad ka taagan degmada Kaxda oo ka dhalatay ciidamo la geeyay iyo muran dhuleed
Xiisad ayaa saaka ka taagan degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, kaddib markii halkaasi la geeyay ciidamo milateri ah, kuwaas oo la sheegay inay xireen waddooyin iyo luuqyo ay dadweynuhu…
Ka akhri Kaab TV ↗
A
Allbanaadir
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo sheegay dalal hub ku taageera Al Shabaab
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, General Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa sheegay in dagaalka dowladda Soomaaliya kula jirto Al-Shabaab uusan ku koobnayn iska horimaadyada tooska…
Ka akhri Allbanaadir ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay