Shirkadaha korontada ee Beco, Muqdisho Power iyo Blue Sky ayaa waxaa ay kordhiyeen qiimaha korontada ee magaalada Muqdisho, iyadoo halkii kiilowaat-saac lagu daray shan senti oo doollar ah.…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Shirkadaha korontada ee Beco, Muqdisho Power iyo Blue Sky ayaa waxaa ay kordhiyeen qiimaha korontada ee magaalada Muqdisho, iyadoo halkii kiilowaat-saac lagu daray shan senti oo doollar ah.…
Shirkadaha korontada ee BECO, Muqdisho Power iyo Blue Sky ayaa ku dhawaaqay inay kordhiyeen qiimaha korontada ay siiyaan macaamiishooda, iyagoo tallaabadan ku sababeeyay sare u kaca ku yimid qiimaha…