Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Toddobo kooxood oo hubeysan oo ku dhawaaqay isbahaysi cusub oo ka dhan ah dowladda Abii Axmed

Toddobo kooxood oo hubeysan oo Itoobiyaan ah ayaa ku dhawaaqay inay sameysteen isbahaysi cusub oo ay ku mideysan yihiin, xilli kooxahan ay horey uga dhexeeyeen khilaafaad iyo dagaallo, iyagoo sheegay…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Toddobo kooxood oo hubeysan oo ku dhawaaqay isbahaysi cusub oo ka dhan ah dowladda Abii Axmed
Toddobo kooxood oo hubeysan oo Itoobiyaan ah ayaa ku dhawaaqay inay sameysteen isbahaysi cusub oo ay ku mideysan yihiin, xilli kooxahan ay horey uga dhexeeyeen khilaafaad iyo dagaallo, iyagoo sheegay…
Ka akhri Goobjoog
BS
BBC Somali
Isbahaysiga fallaagada ma noqon karaa caqabad cusub oo dhinaca amniga ah oo Itoobiya ka dhalata?
Isbahaysi ay sameystaan kooxaha fallaagadu ma awoodi karaa inuu caqabad dhab ah ku noqdo dowladda Itoobiya, oo muddo dheer dagaallo kula jirtay dhaqdhaqaaqyada hubeysan ee waqooyiga dalka?
Ka akhri BBC Somali
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.