Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

Maxkamad Kenya ah oo xubin Al-Shabaab ah ku xukuntay 115 sano oo xabsi ah

Maxkamad Kenya ah oo xubin Al-Shabaab ah ku xukuntay 115 sano oo xabsi ah

Nairobi – Maxkamad ku taalla Kenya ayaa xubin ka tirsan Al-Shabaab ku xukuntay 115 sano oo xabsi ah, kaddib markii lagu helay toddobo dambi oo la xiriira argagixisanimo. Ninka lagu magacaabo Ibrahim…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Maxkamad Kenya ah oo xubin Al-Shabaab ah ku xukuntay 115 sano oo xabsi ah
Nairobi – Maxkamad ku taalla Kenya ayaa xubin ka tirsan Al-Shabaab ku xukuntay 115 sano oo xabsi ah, kaddib markii lagu helay toddobo dambi oo la xiriira argagixisanimo. Ninka lagu magacaabo Ibrahim…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog2 saac ka hor
Maxkamad ku taalla Kenya oo 115 sano ku xukuntay nin loo haysto inuu ka tirsanaa Al-Shabaab
Maxkamad ku taalla Kenya ayaa xukun xabsi ah oo wadar ahaan gaaraya 115 sano ku ridday nin lagu helay toddobo dacwadood oo la xiriira falal argagixiso iyo xiriir uu la lahaa kooxda Al-Shabaab.
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay