Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Golaha Mustaqbalka oo ka shiray martiqaadka Xasan Sheekh.
Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ku yeeshay guriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyagoo ka hadlay martiqaadka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayA
Golaha Mustaqbalka oo ka shiray martiqaadka Xasan Sheekh.
Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ku yeeshay guriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyagoo ka hadlay martiqaadka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
Ka akhri Allbanaadir ↗RJ
Golaha Mustaqbalka oo ku kala aragti duwan martiqaadka Xasan Sheekh
Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee mucaaradka ayaa xalay kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kaas oo diiradda lagu saarayay sidii…
Ka akhri Radio Jowhar ↗JN

Ka akhri Jowhar News ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.