Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Xasan Sheekh oo Mucaaradka ugu yeeray Wadatashi.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyey Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo Qaran iyo Dalladda…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayA
Xasan Sheekh oo Mucaaradka ugu yeeray Wadatashi.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyey Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo Qaran iyo Dalladda…
Ka akhri Allbanaadir ↗PP
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir wadatashi ugu yeeray Puntland, Jubaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay Golaha Mustaqbalka, xisbiga Nabad & Nolol iyo
Ka akhri Puntland Post ↗RG
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gogol Wadatashi Qaran ugu Yeeray Mucaaradka iyo Bulshada Rayidka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyey Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo Qaran iyo…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.