Hadda socda1 ilo · la cusboonaysiiyay

AU oo la wareegaysa saldhigyo ku yaalla Sh/Hoose, kaddib bixitaanka ciidanka Uganda

Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa qorsheynaya inuu la wareego afar saldhig oo milatari oo ay hadda ku sugan yihiin ciidamada Uganda ee gobolka Shabeellaha…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
A
Allbanaadir
AU oo la wareegaysa saldhigyo ku yaalla Sh/Hoose, kaddib bixitaanka ciidanka Uganda
Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa qorsheynaya inuu la wareego afar saldhig oo milatari oo ay hadda ku sugan yihiin ciidamada Uganda ee gobolka Shabeellaha…
Ka akhri Allbanaadir ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.