Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Wasiirka Cadaaladda oo la Kulmay Guddoomiyaha Hay’adda La-dagaallanka Musuqmaasuqa ee Kuwait

Kuwait – Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Hay’adda La-dagaallanka Musuqmaasuqa…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Wasiirka Cadaaladda oo la Kulmay Guddoomiyaha Hay’adda La-dagaallanka Musuqmaasuqa ee Kuwait
Kuwait – Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Hay’adda La-dagaallanka Musuqmaasuqa…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog
Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada hadlay xoojinta la-dagaallanka musuqmaasuqa
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Hay’adda La-dagaallanka Musuqmaasuqa ee Dowladda…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.