← Ku noqo bogga hore Hadda socda 3 ilo · la cusboonaysiiyay 15/07/2026
Wasiir Beenebeene oo Golaha ECOSOC ee Qaramada Midoobay u soo Bandhigay Horumarka iyo Tubta Cusub ee Soomaaliya Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi ah oo uu ka jeediyay shirka Heer Wasiir ee…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday G
Wasiir Beenebeene oo Golaha ECOSOC ee Qaramada Midoobay u soo Bandhigay Horumarka iyo Tubta Cusub ee Soomaaliya
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi ah oo uu ka jeediyay shirka Heer Wasiir ee…
Ka akhri Goobjoog ↗ RD
Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda
Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.
Ka akhri Radio Dalsan ↗ SM
Wasiirka Qorsheynta oo Golaha ECOSOC ka Soo Bandhigay Horumarka Soomaaliya
New York – Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi ah ka jeediyay shirka heer…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.