Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Trump oo ka hadlay cidda gaysatay weerar internet-ka ah oo ka dhacay Minnesota
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in aanu rumaysnayn in Iiraan ay ka dambeysay weerarkii dhowaan lagu qaaday nidaamyada biyaha ee gobolka Minnesota, inkastoo warbixinno ay…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Trump oo ka hadlay cidda gaysatay weerar internet-ka ah oo ka dhacay Minnesota
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in aanu rumaysnayn in Iiraan ay ka dambeysay weerarkii dhowaan lagu qaaday nidaamyada biyaha ee gobolka Minnesota, inkastoo warbixinno ay…
Trump oo Joojiyay Weerar la Qorsheeyay oo ka dhan ahaa Iiraan, Kana Hadlay Horumar laga Gaaray Wada-hadallada
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu baajiyay weerar militari oo ballaaran oo la qorsheeyay in lagu qaado Iiraan, isagoo ku dooday in horumar laga gaaray wada-hadallada u dhexeeya…