Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Doon u rarnayd Boosaaso oo ku gubatay marinka Hormuz

Doon u rarnayd Boosaaso oo ku gubatay marinka Hormuz

Dooni ganacsi ayaa ku gubatay marinka Hormuz, kaddib markii uu haleelay gantaal ama walax aan la aqoonsan, sida ay sheegtay

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Doon u rarnayd Boosaaso oo ku gubatay marinka Hormuz
Dooni ganacsi ayaa ku gubatay marinka Hormuz, kaddib markii uu haleelay gantaal ama walax aan la aqoonsan, sida ay sheegtay
Ka akhri Puntland Post ↗
BS
BBC Somali
Doon Soomaali u rarneed oo lagu weeraray Marinka Hormuz
Mas'uuliyiinta shirkadda doontaasi u rarnayd ayaa xusay in hadda doontu ay quustay, balse la badbaadiyey badmaaxayaashii la socday, walow labo ka mid ah ay weerarka ku dhaawacmeen.
Ka akhri BBC Somali ↗
A
Allbanaadir
Doon u rarneyd Ganacsato Soomaali ah oo lagu weeraray Marinka Hormuz
Doon ganacsi oo lagu magacaabo Sky Quba, una rarnayd ganacsato Soomaaliyeed, kana soo ambabaxday magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa la soo werinayaa inay weerar kala kulantay xeebaha…
Ka akhri Allbanaadir ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay