Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Netanyahu oo Maamullada Puntland iyo Somaliland ku Daray Dalal uu ku Tilmaamay inay Israa’iil Muhiim u Yihiin

Ra’iisul Wasaaraha Maamulka Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa soo bandhigay khariidad amni oo uu ku muujinayo isbahaysiyada iyo kooxaha uu u arko inay ku kala jiraan dhinacyada loollanka gobolka,…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Netanyahu oo Maamullada Puntland iyo Somaliland ku Daray Dalal uu ku Tilmaamay inay Israa’iil Muhiim u Yihiin
Ra’iisul Wasaaraha Maamulka Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa soo bandhigay khariidad amni oo uu ku muujinayo isbahaysiyada iyo kooxaha uu u arko inay ku kala jiraan dhinacyada loollanka gobolka,…
Ka akhri Goobjoog ↗
KT
Kaab TV
Khariidadda Netanyahu oo Puntland iyo Somaliland ku daray xulafada Israa’iil iyo Imaaraadka
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa soo bandhigay khariidad ku saabsan isbeddellada amniga iyo isbahaysiyada siyaasadeed ee Bariga Dhexe iyo Geeska Afrika, taas oo Soomaaliya iyo…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay