Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 5 saac ka hor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax dhigay dhismaha Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog1 maalin ka hor
Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax dhigay dhismaha Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha
Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa dhagax dhigay dhismaha Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha oo dib u dhis lagu samaynayo.
Ka akhri Goobjoog
SM
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in dalka uu dhwaan yeelan doono wax soo saar ballaaran
Muqdisho, – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo dib-u-dhis lagu sameynayo, taas oo qeyb ka ah dadaallada Xukuumadda DanQaran ay ku horumarinayso …
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.