Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Nin weerar ku qaaday Ilhaan Cumar oo xukun lagu riday
Nin 56 jir ah oo lagu eedeeyay inuu dareere ku buufiyay Xildhibaanad Ilhaan Cumar xilli ay kulan dadweyne ku qabanaysay magaalada Minneapolis ayaa lagu xukumay 14 bilood oo xabsi ah, kadib markii uu…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Nin weerar ku qaaday Ilhaan Cumar oo xukun lagu riday
Nin 56 jir ah oo lagu eedeeyay inuu dareere ku buufiyay Xildhibaanad Ilhaan Cumar xilli ay kulan dadweyne ku qabanaysay magaalada Minneapolis ayaa lagu xukumay 14 bilood oo xabsi ah, kadib markii uu…
Ka akhri Goobjoog ↗RD
Ilhan Omar oo La Weeraray, Ninkii Ka Dambeeyay oo Xabsi Lagu Riday
Anthony James Kazmierczak, oo 56 jir ah, ayaa lagu xukumay 14 bilood oo xabsi federaal ah kadib markii uu qirtay inuu weeraray Xildhibaan Ilhan Omar intii lagu jiray kulan dadweyne oo ka dhacay…
Ka akhri Radio Dalsan ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.