Hadda socda1 ilo · la cusboonaysiiyay 3 maalmood ka hor

Iiraan oo Britain uga digtay weerar ay geystaan diyaaradaha B-1 iyo London oo kala baxday diblomaasiyiinteeda

Ilaalada Kacaanka ayaa ka digtay in saldhig kasta oo loo adeegsado in lagu weeraro dhulka Iiraan uu noqon doono “bartilmaameed sharci ah”, kaddib markii Axios ay soo warisay in diyaarad wax duqaysa…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
BS
BBC Somali3 maalmood ka hor
Iiraan oo Britain uga digtay weerar ay geystaan diyaaradaha B-1 iyo London oo kala baxday diblomaasiyiinteeda
Ilaalada Kacaanka ayaa ka digtay in saldhig kasta oo loo adeegsado in lagu weeraro dhulka Iiraan uu noqon doono “bartilmaameed sharci ah”, kaddib markii Axios ay soo warisay in diyaarad wax duqaysa…
Ka akhri BBC Somali
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay