Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

Sagal Cabdi-Wali oo Ku Guuleysatay Kursigii Keir Starmer ee Baarlamaanka Britain

Sagal Cabdi-Wali oo ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha ee Labour Party ayaa ku guuleysatay doorashadii ku-celiska ahayd ee deegaanka Holborn and St Pancras ee magaalada London, iyadoo ku guuleysatay…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Sagal Cabdi-Wali oo Ku Guuleysatay Kursigii Keir Starmer ee Baarlamaanka Britain
Sagal Cabdi-Wali oo ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha ee Labour Party ayaa ku guuleysatay doorashadii ku-celiska ahayd ee deegaanka Holborn and St Pancras ee magaalada London, iyadoo ku guuleysatay…
Ka akhri Goobjoog ↗
KT
Kaab TV
Sagal Abdi-Wali oo Ku Guuleysatay Kursiga Holborn and St Pancras ee Baarlamaanka Ingiriiska
Sagal Abdi-Wali, oo asal ahaan Soomaali ah kana tirsan Xisbiga Shaqaalaha Ingiriiska (Labour Party), ayaa ku guuleysatay kursiga baarlamaanka ee deegaanka Holborn and St Pancras, kaddib doorasho…
Ka akhri Kaab TV ↗
AM
Sagal Abdi-Wali Oo Ku Guuleysatay Kursigii Keir Starmer Ee Baarlamaanka Britain
London, UK – Musharaxa Xisbiga Shaqaalaha Ingiriiska (Labour), Sagal Abdi-Wali, ayaa ku guuleysatay doorashadii ku-meelgaarka ahayd ee deegaanka Holborn and St Pancras, iyadoo ka adkaatay Zack…
Ka akhri Arlaadi Media Network ↗
RJ
Radio Jowhar
Sagal Cabdiweli oo Soomaali ah oo ku guuleysatay kursigii Keir Starmer
Sagal Cabdiweli oo ah gabar Soomaaliyeed oo ku nool dalka Ingiriiska ayaa ku guuleysatay kursiga Xildhibaannimo ee deegaan doorashadiisa ay tahay Helbon and St Pancras iyadoo heshay codad gaaraya…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay