Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Aadan Madoobe oo Itoobiya ka dalbaday taageero milatari

Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa la sheegay inuu dowladda Itoobiya ka dalbaday taageero dhinaca milatariga ah, kaddib kulan uu magaalada Baydhabo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Aadan Madoobe oo Itoobiya ka dalbaday taageero milatari
Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa la sheegay inuu dowladda Itoobiya ka dalbaday taageero dhinaca milatariga ah, kaddib kulan uu magaalada Baydhabo…
Ka akhri Kaab TV ↗
RJ
Radio Jowhar
Aadan Madoobe oo Itoobiya ka dalbaday taageero milatari
Warbaahinta ka howlgasha Itoobiya ee Adis Startand ayaa werisay in hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), uu dowladda Itoobiya ka dalbaday taageero dhinaca…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay