Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Xuutiyiinta Yemen oo shuruudo ku xiray heshiis ay la gaaraan Sucuudiga.
Xuutiyiinta Yemen ayaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya ka dalbatay lacag dhan $51 bilyan oo dollar iyo in…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayHM
Xuutiyiinta Yemen oo shuruudo ku xiray heshiis ay la gaaraan Sucuudiga.
Xuutiyiinta Yemen ayaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya ka dalbatay lacag dhan $51 bilyan oo dollar iyo in…
Ka akhri Horseed Media ↗A
Xuutiyiinta oo dalbaday dhaqaale si ay u joojiyaan dagaalkooda Sucuudiga.
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Sacuudi Carabiya ka dalbatay lacag dhan 51 bilyan oo dollar, iyagoo shuruud uga dhigay joojinta weerarrada ay ku hayaan Boqortooyada Sacuudiga, sida uu qoray wargeyska…
Ka akhri Allbanaadir ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.