Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Ciidamada Laftagareen oo culeys saaray deegaanada KGS
Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wada deegaanno ku dhow degmooyinka Berdaale iyo Diinsoor ee…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRJ
Ciidamada Laftagareen oo culeys saaray deegaanada KGS
Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wada deegaanno ku dhow degmooyinka Berdaale iyo Diinsoor ee…
Ka akhri Radio Jowhar ↗KT
DEG DEG: Ciidamada Laftagareen oo la sheegay inay gudaha u galeen degmada Buurhakaba kaddib dagaal culus
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal culus oo saaka ka dhacay degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, kaas oo la sheegay inuu u dhexeeyay ciidamo taabacsan Cabdicasiis Xasan Maxamed…
Ka akhri Kaab TV ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.