Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

Ciidamada Laftagareen oo gudaha u galay Buurhakaba

Ciidamada Laftagareen oo gudaha u galay Buurhakaba

Wararka ka imanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in magaaladaas ay saaka gudaha u galeen ciidamo taageersan madaxweynihii

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Ciidamada Laftagareen oo gudaha u galay Buurhakaba
Wararka ka imanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in magaaladaas ay saaka gudaha u galeen ciidamo taageersan madaxweynihii
Ka akhri Puntland Post ↗
RG
Radio Galgaduud
Xoogagga Laftagareen oo La Wareegay Buurhakaba
Xoogagga taageersan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa la wareegay magaalada muhiimka ah ee Buurhakaba, gobolka Bay, iyadoo tani ay noqonayso…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
HM
Horseed Media
Ciidamada taabacsan Laftagareen oo la wareegey gacan ku haynta Buurhakaba.
Ciidamada daacadda u ah Madaxweynihii hore ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa…
Ka akhri Horseed Media ↗
G
Goobjoog
Maxaa ka Jira Maleeshiyaad in Taageersan Laftagareen ay la wareegeen degmada Buurhakaba ?
Wararka ka imanaya magaalada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in maleeshiyaad taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ay la wareegeen magaaladaas istiraatiijiga ah.
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay